Af-tahan Somali langauge learning book one

Af-tahan: Buugga 1aad ee barashada af soomaaliga. Buuggan waxaa loogu talogalay ardayda dhigata fasallada 1aad iyo 2aad ee dugsiga sare. Casharrada buugga waxay ku salaysan yihiin manhajka waxbarashada Iswidhin.
Somalisk språkinlärning Text bok med färgade bilder och övningar för gymnasielever årskurs 1 och 2.
Af-tahan Somali language text and exercise book secondary level book three. The book is entitled to grade 1 and 2. The book presents a carefully planned texts, topics and themes.
Tusmada buugga af-tahan dugsiga sare buugga 1aad
S.No | Casharka | Bogga |
Gogoldhig | 4 | |
Hordhac | 5 | |
1 | Waxaan nahay waadiga dugsiyada (hees) | 6 |
2 | Dhaqashada xoolaha (maqaal) | 9 |
3 | Booqashadii London (Xusuus qor) | 12 |
4 | Aasaaskii ururkii dhallinyarada SYL (Taariikh) | 15 |
5 | La dagaallanka dhaqanka hayb-sooca (maqaal) | 19 |
6 | Farqiga u dhexeeya magaalooyinka soomaalida iyo magaalooyinka Yurub | 23 |
7 | Naftu doqonsanaa damac waalanaa (Hees) | 27 |
8 | Xidhiidhiyayaasha (Cashar naxwe ah) | 31 |
9 | Dhaqanka iyo noolasha reer guuraaga soomaalida | 33 |
10 | Boqollaal qoxooti ah oo badda ku qarraqmay (Maqaal la tarjumayo) | 37 |
11 | Khatarta nabaad-guurka dhulka soomaaliyeed | 38 |
12 | Taariikhdii hore ee soomaalida (Taariikh) | 42 |
13 | Dugsi ma laha qabyaaladi wax ay dumiso mooyaane (Gabay) | 45 |
14 | Xaafadda Islii ee magaalada Nayroobi (warbixin) | 50 |
15 | Yoolasha horumarinta ee caalamiga ah (warbixin) | 54 |
16 | Haweeneey u halganta ilaalinta bay,adda oo la siiyay billadda noobeelka | 59 |
17 | Faa,iidada goobaha cagaaran iyo kaymaha magaalooyinka | 60 |
18 | Barashada higgaadda far soomaaliga | 63 |
19 | Caabuqa korona fayras (Warbixin) | 65 |
20 | Noocyada ficilka (Cashar naxwe ah) | 69 |
21 | Taariikhdii Geeddi (Daljirka dahsoon) | 73 |
22 | Wadatashiga waalidka iyo carruurta (Curis) | 76 |
23 | Dhibaatada qaadka | 79 |
24 | Jamciyadda quruumaha ka dhaxaysa – UN (Warbixin) | 82 |
25 | Ilaalinta asluubta guriga (curis) | 86 |
26 | Cigaal Shiidaad iyo guure habeennimo (Sheeko) | 89 |
27 | Juquraafiga Soomaaliya (Warbixin) | 93 |
28 | Socdaalkii dheeraa ee Suleekha (Sheeko) | 97 |
Buugga af-tahan dugsiga sare, buugga 1aad.
Casharka koowaad: Waadiga dugsiyada (Hees)
Casharka 2aad: Dhaqashada xoolaha (Maqaal)
Casharka 3aad: Booqashadii London (Xusuus-qor)
Casharka 4aad: Aasaaskii ururka dhallinyarada Soomaaliyeed (SYL)
Casharka 5aad: La dagaallanka dhaqanka hayb-sooca
Casharka 6aad: Farqiga u dhexeeya magaalooyinka soomaalida iyo magaalooyinka Yurub
Casharka 7aad: Naftu doqonsanaa, damac waalanaa (Hees)