Af-tahan book two

Af-tahan: Buugga 2aad ee barashada af soomaaliga. Buuggan waxaa loogu talogalay ardayda dhigata fasallada 2aad iyo 3aad ee dugsiga sare. Casharrada buugga waxay ku salaysan yihiin manhajka waxbarashada Iswidhin.

Somalisk språkinlärning Text bok med färgade bilder och övningar för gymnasielever årskurs 2 och 3.

Af-tahan Somali language text and exercise book secondary level book two. The book is entitled to grade 2 and 3. The book presents a carefully planned texts, topics and themes.  


Tusmada buugga Af-tahan. Dugsiga sare, buugga 2aad. Fasallada 2aad & 3aad

Casharka Magaca casharkaBogga
Gogoldhig 4
Hordhac 5
1Habka loo qoro qoraalladda cilmiga ah 6
2Barashada nidaamka siyaasadeed ee waddanka Iswidhan 10
3Habka shaqo raadsiga15
4Warbixin dhaqaalaha Soomaaliya 19
5Habka kala saarista qashinka 16
6Dhibaatada ayaxa ee bariga Afrika (Tarjumaad 23
7Daawadii naftaydaay, dadka taan ka doortaay (Hees)24
8Cimilo goboleedyada dhulka (Juqraafi) 29
9La dagaallanka cudurka Aidhs-ka 33
10Taladii ba,day, soow talo kuuma korodho (Sheeko) 37
11Allayl dumay albaabada oo la xidhay (Gabay) 41
12Waxbarashada jaamacadda 44
13Nidaamka waxbarashada waddanka Iswidhan 48
14Qaadashada laysinka baabur wadista 52
15Xusuus-qorkii Caasho-Cuud oo booqatay Soomaaliya—qaybta 1aad.55
16Xusuus-qorkii Caasho-Cuud oo booqatay Soomaaliya—qaybta 2aad. 59
17Falkaab (Cashar naxwe ah)62
18La dagaallanka gudniinka fircooniga ah 64
19Dhibaatada abaaraha soo noqnoqda (warbixin) 68
20Samaynta shirkad ganacsi Warbixin 72
21Qoysku waa aasaaska bulshada75
22Waqtigu waa seef haddii aadan goynin isaga ayaa ku goynaya (Sheeko) 78
23Saddexdii maanlaawe (Sheeko) 82
24Waxtarka shaqada jaalliyadaha (warbixin) 85
25Caabuqa korona iyo saamaynta shirkadaha (Tarjumaad)89
26I Taageer allahayoow, arrintayda kala taal adaa toosin karayee (Hees)90
27Murtida maanta (maahmaahyo saddex saddex u wada socda) 92
28Shaqada samafalka (warbixin)96
29 Farxadda maalinta qalin-jabinta98
Tusmada buugga Af-tahan buugga 2aad

Casharka 1aad: Habka loo qoro qoraallada cilmiga ah

A WordPress.com Website.

Up ↑

%d bloggers like this: