.

Baraarug: Buugga 3aad ee barashada af soomaaliga waxaa loogu talogalay ardayda dhigata fasallada 8aad iyo 9aad. Casharrada buugga waxay ku salaysan yihiin manhajka waxbarashada Iswidhin.
Somalisk språkinlärning Text bok med färgade bilder och övningar för högstadiet, årskurs 8 och 9.
Baraarug Somali language text and exercise book Intermediate level book three. The is entitled to grade 8 and 9. The book presents a carefully planned texts, topics and themes.
Tusmada Buugga Baraarug, dugsiga dhexe buugga 3aad
S.No | Casharka | Bogga |
Gogoldhig | 4 | |
Hordhac | 5 | |
1 | Sigaarka iyo dhibaatadiisa (Maqaal) | 6 |
2 | Cadka dadka walaaleeya ama isku dira (Sheeko) | 9 |
3 | Dhaqashada Geela | 12 |
4 | Cuntada nafaqada leh | 16 |
5 | Aqoon la,aani waa iftiin la,aan (Hees) | 20 |
6 | Noocyada Magaca (Cashar naxwe ah ) | 22 |
7 | Qaaradda Afrika | 24 |
8 | Ilaalinta caafimaadka iyo ka hor tagga cudurrada (Maqaal) | 28 |
9 | Malala (Qoraal la tarjumayo) | 31 |
10 | Akhlaaqda wanaagsan (curis) | 32 |
11 | Hab qorrexeedka | 37 |
12 | Soomaalida iyo Dhoofka | 40 |
13 | Dib u dhoofa (Gabay) | 45 |
14 | Ninkii seexdaa siciisii dibi dhalay (Curis) | 50 |
15 | Xuquuqda insaanka (warbixin) | 54 |
16 | Sida koorta yucub (Gabay) | 59 |
17 | Ganacsiga iyo wax soo saarka Soomaaliya (Maqaal) | 62 |
18 | Magac u yaallada (Cashar naxwe ah) | 66 |
19 | Arday baan ahayoo ubixii waddankaan ahayoo (hees) | 68 |
20 | Ciyaaraha hiddaha iyo Dhaqanka (Maqaal) | 71 |
21 | Sayid Maxaad Cabdulle Xasan (Taariikh kookan) | 75 |
22 | Wada noolaanshaha qoyska – Xuquuq iyo waajib (Curis) | 79 |
23 | Xarfaha labanlaabma – Barashada higgaadda | 83 |
24 | Nidaamka waxbarashada Soomaaliya (Baro ficillada) | 85 |
25 | Taariikh kooban Soomaaliya (Baro xarfaha labanlaabma) | 87 |
26 | Waa maxay daawo dhaqameed? (Maqaal) | 90 |
27 | Buurta Daalo (Baro sifooyinka) | 93 |
28 | Daaloo korkeedi daruuruhu hogteenoo (Hees) | 96 |
29 | Safarkii ardayda ee dagmada Janaale | 99 |
Casharka koowaad – Dhibaatada sigaarka
Marka hore ardayda waxay akhrisanayaan warbixinta casharka dhibaatada sigaarka. Warbixinta casharka halkan hoose ayay ardaydu ka helayaan. Ardayda waxay soo akhrisanayaan casharka dabadeedna waxay ka jawaabayaan su,aalaha casharka. Waxaa halkan hoose ku lifaaqan su,aalaha casharka oo ku qoran microsoft word. Sidoo kale ardaydu waxay isticmaali karaan su,aalaha oo online ah iyaga oo raacaya linkiga hoose.
Su,aalaha casharka oo looga shaqaynayo online.
Qaybta 2aad: Su,aalaha casharka ka shaqee oo macallinka u dir
Casharka 2aad: Cadka dadka walaaleeya ama isku dira (Sheeko)
Casharka 3aad: Dhaqashada Geela
Casharka 4aad: Cuntada nafaqada leh
Cuntada nafaqada leh – qoraalka casharka oo PDF ah
Casharka 4aad: Su,aalaha casharka
Casharka 4aad: Cuntada nafaqada leh oo maqal ah
Casharka 5aad: Aqoon laani waa iftiin la,aanee (Hees)
Casharka 5aad: Midhaha heesta oo qoraal ah PDF.