Baraarug book Two

Baraarug: Buugga barashada af soomaaliga. Buugga 2aad. Buuggan waxaa loogu talogalay ardayda dhigata fasallada 6aad iyo 7aad. Casharrada buugga waxay ku salaysan yihiin manhajka waxbarashada Iswidhin.

Somalisk språkinlärning Text bok med färgade bilder och övningar för högstadiet. Årskurs 6 och 7.  

Baraarug Somali language text and exercise book Intermediate level book two. The book is entitled to grade 6 and 7. The book presents a carefully planned texts, topics and themes.


Tusmada buugga Baraarug 2. Fassallada 6aad & 7aad

Casharka Magaca casharkaBogga
Gogoldhig 4
Hordhac 5
1Barashada higgaadda 6
2Waxa aad ka fikiri karto, marka aad cunto iibsanayso (Tarjumaad) 9
3Ilaalinta nadaafadda jidhka10
4Alif la kor dhabay alif la hoos dhabay (Hees) 13
5Ka qayb qaadashada shaqada guriga16
6Qoraalkii farta soomaaliga (Taariikh)19
7Booqashadii Dugsiga tababarka Ceel-Jaalle (Barashada ficil tagay)21
8Cimilada iyo wax soo saarka dhulka soomaalida 23
9Wadajirka qoyska waa lagu guulaystaa (Sheeko) 26
10Xaqa waalidka (Curis)29
11Barashada habka curiska loo qoro 31
12Warbixin kooban oo ku saabsan soomaalida geeska Afrika 34
13Noocyada danbiyada ay dhallinyaradu galaan (Warbixin)37
14La dagaallanka danbiyada dhallinyarada 40
15Xaqa ku tamashlaynta kaymaha (Ilaalinta bay,adda)42
16Qof is ammaanay waa ri is nuugtay (Magac u yaal noqod) 46
17Cigaal Shiidaad iyo hashiisii Alif (Sheeko)49
18Noocyada ficillada (Cashar naxwe ah) 52
19Ciidaha muslimiinta 55
20Qodobbada raaca magaca (Cashar naxwe ah)58
21Ka hor tagga caabuqa korona fayras (Warbixin) 60
22Ciidaha qaranka Soomaaliya (warbixin) 62
23Kala saarista qashinka (Ilaalinta bay,adda)64
24Alla maanta ayaanta iyo ciidda wanaagsan (Hees)67
25Juxa iyo nin xammaali ah (Sheeko)70
26Cashar naxwe ah (Astaamaha) 73
27Dhibaatada ay keento ciyaarta kombiyuutarka oo lala qabsado (tarjumaad)75
28Faa,iidooyinka maaddada afka hooyo (qaybta 1aad)76
29Maanta maanta maanta waa maalin wayne maanta (Hees) 79
30Ninkii soddohdii caanaha ka xaday (Sheeko)83
31Allahayoow nin ii daran maxaan daafta hore seexshay (Gabay) 87
32Erayada lammaanayaasha ah (Naxwe) 88
33Timirtii horaba dab loo waa (Sheeko)90
34Qaybinta waqtiga (Warbixin)94
35Waa maxay hiwaayad?97

A WordPress.com Website.

Up ↑

%d bloggers like this: