Our company produce also math books in somali language. We have books from grade one to grade 8. The books are well prepared and well designed. The student will follow the layout, the charts and text explanations. That will make easy the student to follow the explanations and count easely.

Inspiration
r
Buugga Xisaabta 2. Xbuuggaag taxane ah oo aan ugu talo-galay in ardayda soomaaliyeed wax ku bartaan afkooda hooyo. Maadada xisaabta .Buuggan waxaa loogu talo-galay ardayda fasalada labaad ee dugsiyada hoose ee xisaabta aas-aaska ah.Waxa aad ka heleysaa buuggan tusaalooyin badan oo la xalliyey.
Buuggu wuxuu ka kooban yahay 9 cutub. Cutub walba waxa uu wataa layliskiisa iyo jawaabihiisa, tusmooyin iyo sida loo xalliyey .Cutubyada buuggu xanbaarsan yahay waa Isku-darka, Kala-goyn ta, Qiimarugeedka, Kala-goyn,Qiimarugeedka xisaabta, Waqtiga, Tirada kinsiga åh iyo Tirada dhab anka ah, laban-laabta tirooyinka iyo kala badhka tirooyinka, sku-dhufashada,iyo isu-qaybinta tirooyinka. ah,Isu-qaybinta,iyo cutubka jawaabaha. Waxaan rejeynayaa in buuggani ku filaan doono barashadada xisaabta dugsiyada hoose iyo kuwa dadka waaweyn.
.

Strategy
A short description of your company and the services you offer.

Focus
A short description of your company and the services you offer.